DAAWO; Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Waddani Ee Gobolka Gabiley Oo Dhaliilihii Ugu Cuslaa Usoo jeediyay Murashaxa Xisbiga Kulmiye Soona Bandhigay Magacyada Shaqaalaha Dawlada Ee kamida Xubnihii Dhawaan Xisbiga kulmiye Usoo Magacaabay G, Gabiley . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Waddani Ee Gobolka Gabiley Oo Dhaliilihii Ugu Cuslaa Usoo jeediyay Murashaxa Xisbiga Kulmiye Soona Bandhigay Magacyada Shaqaalaha Dawlada Ee kamida Xubnihii Dhawaan Xisbiga kulmiye Usoo Magacaabay G, Gabiley .
December 31, 2016 - Written by Editor:

GABILEY(Wajaalenews)  Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada  Xisbiga Waddani Ee Gobolka Gabiley  Maxamed Nuur Mooge Shabeel ayaa mar uu maanta warbaahinta la hadlayay wuxuu Dhaliilihii Ugu Cuslaa Usoo jeediyay Murashaxa  Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Sidoo kale wuxuu Soona Bandhigay Magacyada   Shaqaalaha Dawlada Ee kamida  Xubnihii Dhawaan Xisbiga kulmiye Usoo Magacaabay Gobol  Gabiley  .

“Muuse Waa Nin Balaayo Qaranka iyo Danihiisa Midna kama Shaqaynayee Wuxuu ka Danaynayaan kursi si Uu Kursiga u Helena Qof La Dilaa Waxba lama aha Wadan la Baabiiya Waxba lama aha Koonfur Laynagu Daraa  Waxba lama ah Taasi Qaranku Wuu kawada Dharagsan Yahay”. Gudoomye Shabeel.

COMMENTS
LINKS