|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Oo Mudaysay Xiliga Uu Bilaabmayo Wada Hadalka Maamulka Khaatumo Iyo Somaliland
November 4, 2016 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews)-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegay in Magaalada Addis ay ku Kulmeen Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galeydh. Madaxwayne Siilaanyo, waxaa uu sheegay in Kooxda Khaatumo ka wada hadleen sidii loo sii wadi lahaa wada hadalkii bishii September uga furmay magaalada Caynabo ee Xarunta Gobolka Saraar. Madaxwaynaha Somaliland waxaa uu sidoo kale sheegay in 17 bishan uu shirkii kooxda Khaatumo iyo Xukuumadda Somaliland ka dhici doono magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Related posts:Wasiirka Caafimaadka SL oo Dalka Maanta Dib ugu soo laabtay ka dib markii uu soo dhammaystay Socdaal... Maraykanka Oo Sheegay In Soomaaliya Ay Diiday In Shiinuhu Saldhig Milatari Ka Sameysto Gudaha Dalka. Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Rayaale Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Iyo Xukuumada Oo Udiiday In Uu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|