|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg-dega:M/wayne ku Xigeenka Somaliland Oo Dhaawac Ka Soo Gaadhay Lugta
November 6, 2016 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews)Dhaawac loo malaynayo inuu jabniin yahay ayaa lugta Midig ka soo gaadhay madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mud.C/raxmaan Saylici ka dib markii uu shalay galab ku kufay marmarka gurigiisa,waxaanay wararku intaas ku darayaan in M/wayne ku xigeenka xaladiisa caafimaad xiligan fiican tahay ilaa xiligana aanay dhakhaatiirtu cadayn in uu jabniin qabo iyo in kale,waxaana gurigiisa ku booqday m/waynaha Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta xukuumadiisa Related posts:Madax-dhaqameedka & Waxgaradka G, Gabiley Oo Madaxwaynaha Jabuuti, Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timid... Heshiiska Aynu La Galay Shirkada DP World Ee Dekada Berbera, Iyo Ka Lagu Bixiyey Saldhiga Milatari M... “Annagu Ma Hayno Meel Carruurteena Kiristaan Loogu Dhigo, Mana Jirto..” Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|