Daawo War Deg-Dega:Garabkii Ucid ee Jamaal Cali Xuseen Oo Saaka Wada Hadal La Furay Xisbiga Wadani | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo War Deg-Dega:Garabkii Ucid ee Jamaal Cali Xuseen Oo Saaka Wada Hadal La Furay Xisbiga Wadani
November 23, 2016 - Written by Editor:

Hargeysa (wajaalenews)-Wararka hadda ku soo dhacay Xafiiska War-qabada Shabakada Wararka ee Somalilandlive ayaa sheegaya in uu hadda huteelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa ugu furmay wadda haddalo u dhaxeeya Xisbiga WADDANI iyo garabka Xisbiga UCID ee uu hoggaaminayo Jamaal Cali Xuseen.

https://youtu.be/YsWzO6JFWZY

ucid3

Shirkan oo hadda ka socda Huteel Maan-soor ayaa waxa madasha fadhiya Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI oo uu hoggaaminayo musharax Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI C/raxmaan Cirro ,iyadoo dhanka kalena uu garabka UCID horkacayo Jamaal Cali Xuseen.

ucidq
Dhanka kalena wadda maanta u bilaambay labada dhinaca  ee Xisbiga WADDANI iyo garabka Jamaal Cali Xuseen ayaa la sheegay in ay soconayaa ilaa maalinta beri ah.

 

 

COMMENTS
LINKS