|
|||||
WAJAALE NEWS
Tiro Aad U Badan Oo ku dhimatay qarax ka dhacay Pakistan.
November 13, 2016 - Written by Wariye:
Dadka qaraxaasi ku dhaawacmay ayaa tiradooda lagu qiyaasay boqol qof. Qaraxa ayaa dhacay maqribkii, xilligaasii oo dad ka badan 500 oo qof ay ku xadraynayeen goobtaasi. Gawaaridda gurmadka degdega ah ayaa lagu soo warramaya in ay saacado ku qaatay in ay gaaraan deegaankaasi go’doonsan. Weerarkan ayaa kusoo beegmaya bilooyin ka dib markii Amjad Sabri, oo ahaa shaacir Suufi ah, toogasho lagu dilay gudaha magaalada Karachi. Wajaalenews.net Related posts:Xildhibaan Shiine Koodbuur Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Wasiirka Waxbashada, Sheegayna In Ay Golaha U... Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal, (1939kii - 2016ka) Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale Madaxwayne Biixi Oo Casuumad Dhaqaale Badani Ku Baxay Ku Dhigtay Gurigiisa ,Xili Xaalada Colaadadee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|