Talo Ma Igu Biirin kartaa? Prof Cabdi Cali Jaamac | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Talo Ma Igu Biirin kartaa? Prof Cabdi Cali Jaamac
November 27, 2016 - Written by Editor:

Adduunkan aynu joogno, maamulka xafiisyada waxa fududeeya oo lagu shaqeeya in qofku foom soo buux buuxiyo oo uu u diro xafiiska uu muraadka u leeyahay.

Waxa intaas soo raacaa waa in ballan uu qabsado ama loo qaado. Taasi waxay suuraglisaa in loo shaqeeyo boqolaal milyan oo qof si aan habsan iyo warwareeg lahayn.

Ma jiro qof masuul ah oo intuu xafiis fadhiisto u adeegi kara dhammaan dadka maalintaas u yimaadda, taasoo qof waliba rabo inuu muraadkiisa dhammaysto maanta oo uu kuu yimi oo uu ku helay.

Haddaba, waxa iga yaabisay oo aan rabaa in aan xal u raadino sida loogu shaqaynayo ummad aan isticmaalayn boos iyo ballantoona?

COMMENTS
LINKS