| WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
November 9, 2016 - Written by Editor:

tacsi1Tacsi Tiiraanyo Leh

HARGAYSA(wajaalenews)Gudomiye xigenka wajaale Mursal Nuux xoghayaha fulinta dawlada hoose liiban max,ed jibril,Taliyaha laanta socdalka G.Gabiley Gaashanle Abdirashid Axmed xasan, taliye xigenka Laanta socdalka Axmed Aqli Nour, Taliyaha saldhiga policeka Kayse Suudi caraale, Maamulaha Kastamka wajaale Maal xasan jaamac, Abdi yusuf Dahir, Abdirisaaq Maxud Aw daahir, Sacad Nuur Caalin, mustafe kaamil,Cise yaxye aw Aadan, Mustafe Shekh Abibokor,Abdilahi Maxamed Ramadan DHAMAN DADKASI WAXAY TACSI TIRANYO LEH U DIRAYAAN GUDOMIYAHA WAJAALE AADAN MUUSE CILMI “SHIINE “GEERIDI KU TIMID HOYADII MARXUUMAD  CADAR AADAN OO MAANTA KU GEERIYOTAY DALKA ENGLAND  WAAANAY ILAAHAY UGA BARYAYAAN MARXUUMAD IN UU ILLAHAY JANO FARDAWSA KA WARABIYO SAMIR IYO IIMANA KA SIIYO EHELKII IYO QARABADII AY KA BAXDAY AAAMIN

COMMENTS
LINKS