SAWIRKA TODOBAADKA ; DADAALKA MUUSE IYO FARIINTA DEEGAANADA BARI!!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
SAWIRKA TODOBAADKA ; DADAALKA MUUSE IYO FARIINTA DEEGAANADA BARI!!!
November 27, 2016 - Written by Editor:

Gudoomiyaha xisbiga kulmiye oo noqday masuulka kaliya ee wata Taagerayaashiisa ruuxiga ah + foojinaanta Bariga iyo fiirada Shacabka.

muuse iyo dadaalka beeshiisa 2

Gudoomiyaha xisbiga kulmiye ayaa mudooyinkii udanbeeyay safar ugu maqnaan gobolada bari somaliland kaasi oo uu mrkii hore ku wehelinayay madaxwaynaha somaliland iyo xubnokale oo xukuumada kamida ujeedadiisuna ahyd ukuurgalida abaaraha baahsan ee ka jira gobolada bari somaliland.

dadkaa yaabay

Balse xiligan waxaa isagu safarkiisi sii wata gudoomiyaha xisbiga kulmiye iyo xubno xisbiga kamida kuwaasi oo agab kala duwan ugu deeqay dadka abaaruhu ku habsadeen.

ceergaabaa yaabtay 3 ceergaabaa yaabtay 2

Waxaase safarka gudomiyaha kulamaanaa dhacdooyin kala duwan oo soo jiitay indhaha shacabka somaliland kuwaasi oo ahaa mid ay safarkiisa hadheeyeen kala hororsiga xubnaha waftigiisa iyo koox kamida taageerayaasha ruuxiga ah ee xisbiga ku taageera haybta  iyo  fariinta ay udireen shacabka gobolada bari

Bal Daawo Muuqaalada iyo Mahadhooyinka Safarka.

ceergaab yaabtay muuse iyo dadaal ay lagarabtaagan yihiin beeshiisu 1 ceergaabaa yaabtay 2

 

 

 

 

COMMENTS
LINKS