Maxay Mas’uuliyadeedii Qaran Kaga Mashquushay? Bal nala Eeg (Xogta Dahsoon) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxay Mas’uuliyadeedii Qaran Kaga Mashquushay? Bal nala Eeg (Xogta Dahsoon)
November 6, 2016 - Written by Editor:

Gabadha Raysalwasaaraha ka ah dalka Norwey ayaa ku mashquushay oo iska ciyaartay ciyaarta game-ka ah ee loo yaqaano Pok’emon xilli ay ka qaybgashay fadhi degdeg ah oo uu yeeshay baarlamaanka wadankeeda lagagana hadlayey xaalad muhiim ahayd.

 

https://youtu.be/gfJz3735wxg

COMMENTS
LINKS