|
|||||
WAJAALE NEWS
Ganacsatada Somaliland oo Qaadhaan Lacageed ugu deeqay Abaaraha ba,an ee ka jira gobolada bari Jsl
November 10, 2016 - Written by Editor:Kulan uu Madaxweynaha JSL maanta qasriga Madaxtooyada ee magaalada hargaysa kula yeeshay Shirkadaha iyo Shaqsiyaadka ganacsatada waaweyn ee dalka ka mid ah ayaa waxaa lagaga dhawaaqay taageero dhaqaale oo gaadhaysa hal milyan iyo shan boqol oo kun oo doolarka Maraykanka ah oo ay ganacsatadu kaga qayb qaadanayaan xaalada abaaraha baahsan ee ka jira Gobolada Bari ee Somaliland, iyadoo maalintii shalayna madaxweynaha JSL ku dhawaaqay lacag 10 Bilion oo shilinka Somaliland ah oo dadka abaaruhu aafeeyeen ay Xukuumadisu ku taakulaynayso. Related posts:DAAWO;Aqoonyahanka, Dhalinyarada Beesha Sacad Muuse Oo Gudidii Horu Marinta Beesha ku Eedeeyey In ... Wasaarada Shaqo Gelinta Somaliland oo Qabatay Kulan Lagu Gorfaynayo Dhamaystirka Xeerka Shaqaalaha R... Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Gudoomiyay Kulan Lagaga Hadlayay Adkaynta Abniga Iyo Udiyaar Garowga ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|