Daawo”Waxaan uga digayaa in ay ku milmaan Loolanka Siyaasadda iyo Tartanka Xisbiyada Qaranka. Waxaan uga digayaa qabyaaladda, iyo inay ku kacaan falal qarankan dumin kara.”Madaxweyne Siilaanyo
November 5, 2016 - Written by Editor: