DAAWO:Wasiirka Wasaarada warshadaha jsl oo kulan Dardar Galin Arimaha Xisbiga ah la Yeeshay Masuuliyiinta Xisbiga kulmiye Ee Degmada Togwajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO:Wasiirka Wasaarada warshadaha jsl oo kulan Dardar Galin Arimaha Xisbiga ah la Yeeshay Masuuliyiinta Xisbiga kulmiye Ee Degmada Togwajaale.
November 1, 2016 - Written by Editor:

WASIIRKA WASAARADA WARSHADAHA SOMALILAND SHUCAYB MAXAMED MUUSE AYAA MAANTA KULAN DARDAR GALINTA ARIMAHA XISBIGA KULMIYE LA YEESHAY MASUULIYIINTA XISBIGA KULMIYE EE DEGMADA TOGWAJAALE KULAN KAN OO AHAA QADO SHARAF UU SOO AGAASIMAY WASIIRKA WARSHADUHU AYAA KULMIYAY BADI XUBNAHA UGU FIRFIRCOON EE XISBIGA KULMIYE MAGAALADA WAJAALE SIDOO KALE KULANKA AYAA LOOGU MAGAC DARAY DIB U CURASHADA DARDARTA XISBIGA KULMIYE EEGALBEEDKA SOMALIAND, HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN.
hhhh

was

ghhyy

COMMENTS
LINKS