DAAWO;Abwaan Maxmuud Maxamed Yasiin Dheeg oo ka Sheekeyey Qiso La yaab leh oo ku Qabsatay Kenya Iyo Waraabeyaal ka Cunay Gabadh uu Jeclaa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Abwaan Maxmuud Maxamed Yasiin Dheeg oo ka Sheekeyey Qiso La yaab leh oo ku Qabsatay Kenya Iyo Waraabeyaal ka Cunay Gabadh uu Jeclaa
November 3, 2016 - Written by Editor:

Halkan ka Dawo Qiso la Yaab leh oo Abwaan Maxmuud Maxamed Yasiin Dheeg ku Qabsatay Wadanka Kenya . Gabadh uu jeclaa Warabayaal ka Cuneen kuna sifeyey  Tix Gabaya iyo Ninkii ku Xidhay Wadanka Kenaya wiil uu dhalay uu 47sanao Ka dib Abahii ka rali galiiyey Falkii uu ku kacay  isaga ooo khadka Telefonka si toosa u soo galy Dawasho Wacan.

COMMENTS
LINKS