DAAWO : Xoghaya Guud Ee Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Khilaaf La Sheegay In Uu Ka Dhex Qarxay Madaxweyne Ku-xigeenka JSL Iyo Murrashaxa Muuse Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO : Xoghaya Guud Ee Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Khilaaf La Sheegay In Uu Ka Dhex Qarxay Madaxweyne Ku-xigeenka JSL Iyo Murrashaxa Muuse Biixi.
November 15, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xoghayaha guud ee xisbiga KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf ayaa Ka hadlay warar warbaahintu baahisay oo sheegay in khilaaf ka dhex qarxay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaaciil Saylici iyo guddoomiyaha ahna Murrashaxa Madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Muj. Muuse Biixi Cabdi.

COMMENTS
LINKS