DAAWO-Xildhibaan faarax dheere oo Fashiliyay Raashin La Leexsaday iyo Wasiiro Sii Daayay Dadkii Loo Xidhxidhay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO-Xildhibaan faarax dheere oo Fashiliyay Raashin La Leexsaday iyo Wasiiro Sii Daayay Dadkii Loo Xidhxidhay
November 12, 2016 - Written by Editor:

Caynaba(W,N) Xildhibaan Faarax Cabdule Faarax dheere oo ku sugan Gobolka saraar ayaa si adag waxaa uu uga hadlay Raashin iyo mucaawino loogu talogalay dadka abaaruhu saameeyeen oo la Lunsaday isla markaana ay niman xilal ka haya dawladu jidgooyo u dhigteen isagoo carabaabay in qaarkood la xidhay isla markaana ay wasiiro Sii daayeen.

https://youtu.be/OLN9IgAv95Q

COMMENTS
LINKS