DAAWO; Xildhibaan Cabdilaahi Black Oo Ka Hadlay Mooshinka Gobolada Cusub Ee La Horkeenay Golaha Wakiilada Iyo Wararka Sheegayay in Xisbiga kulmiye Diidan Yahay Anxisinta Goboladan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaan Cabdilaahi Black Oo Ka Hadlay Mooshinka Gobolada Cusub Ee La Horkeenay Golaha Wakiilada Iyo Wararka Sheegayay in Xisbiga kulmiye Diidan Yahay Anxisinta Goboladan
November 22, 2016 - Written by Editor:

DAAWO; Xildhibaan Cabdilaahi Black Oo Ka Hadlay Mooshinka Gobolada Cusub Ee La Horkeenay Golaha Wakiilada Iyo Wararka Sheegayay  in  Xisbiga kulmiye Diidan Yahay Anxisinta Goboladan,

Xildhibaan Cabdilaahi Xuseen cige Black oo ka mida mudanayaasha laga soo doortay gobolka gabiley ayaa ka hadlay mooshin dhawaan la keenay golaha wakiilada oo ahaa sidii xukuumaa looga dalban lahaa in ay soo gudbiso  xeerka kala xadaynta goboladii cusbnaa iyo degmooyinka ismarkaana si loo ansixiyo gobolada buuxiya shuruudaha looga baahan yahay

sidoo kale xildhibaan black ayaa ka hadlay wararka sheegaya in xildhibaanada xisbig Kulmiye diidan yihiin kana so orjeedeen mooshinkan.

COMMENTS
LINKS