DAAWO; Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Ka Hadley Mooshin Uu Gadhwadeen kahaa ee Ansixinta Gobolnimada Gabiley oo Saaka La Hor Keenay Golaha Wakiilada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Ka Hadley Mooshin Uu Gadhwadeen kahaa ee Ansixinta Gobolnimada Gabiley oo Saaka La Hor Keenay Golaha Wakiilada.
November 19, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xildhibaan bashiir sheikh Xuseen Tukaale iyo lix iyo sodon mudane ayaa golaha wakiilada horkeenay ansixinta gobaladii cusbaa ee uu magacaabay madaxwaynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin kana kooban sideed gobol  kaasi laga hor akhriyay fadhigii  golaha wakiilada Somaliland ee maanta

Sidoo kale mooshinkan ayaa kamid noqday ajandayaasha goluhu ka doodi doono kaasi oo ay siway uga dhex muuqatay gobollka gabilay oo isagu ah gobolka furaha u ah in si deg deg ah loo ansixiyo goboladan.

https://youtu.be/Uzzp0VX_gXs

COMMENTS
LINKS