|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo Muuqaalka “Muuse Biixi Waxaa Laga Soo Reebay Cabdiraxmaan ,aw Cali, Axmed Xuseen Ciise, Ina xaaji Maxamuud, Cali Marshaal,Iyo Samaale, Maatana Wuxu Marayaa Jamaal Iga Reeba Bari Wuxu Ina Odhan Ciro Iga Reeba,” Muj Cali Xaraaro
November 8, 2016 - Written by Editor:DAAWO; Muj Cali Cismaan Libaax (Cali Xaraaro) oo dhalilihii ugu cuslaa usoo jeediyay Axmed Siilaanyo iyo muuse biixi si adag uga hadlay Dhacdadii Xisbiga Ucid Iyo sidii xukuumadu Ula kala safatay labadii garab, “Waxaan Axmed Siilaanyo iyo Muuse u Sheegayaa in aanu kursigan Xoog Lagu fadhiisnayn Somalilandna Sharaftii ayay ka Qaadeen Cadaaladii yay lumiyeen”.Muj Cali Xaraaro, Related posts:Madaxwaynaha Jsl Oo Wax Laga Waydiiyay Bassport Uu Ku soo Safray Iyo Arimo Kale +Jawaabta Uu Ka Bixi... Siyaasi Cabdilaahi Cukuse Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Dagaal Sokeeye Dalka Ka Badbaadiyo Hogaanka Xisbiyada Wadani Iyo Ucid Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Midowga Yurub Iyo Arimaha Ay Ka Wada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|