DAAWO; Mas’uuliyiinTiro Badan Oo Caawa Iskacasilay Xisbiga Wadani Ee Gobolka Awdal Iyo Sababta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Mas’uuliyiinTiro Badan Oo Caawa Iskacasilay Xisbiga Wadani Ee Gobolka Awdal Iyo Sababta!
November 25, 2016 - Written by Editor:

Boorama-(W.N)-Waxaa goor dhawayd is casilaadoodii ku dhawaaqay Xubno Mug iyo Miisaan Ku Leh Xisbiga Wadani oo ka soo jeeda Gobolada Awdal iyo Salal kuwaas oo munaasabad ka bixista Xisbiga WADDANI ku qabsaday Hotel Haldoor ee Magaalada Boorama, Mas’uuliyiintan iska  casishay xubinimadii golaha dhexe iyo xilkii ay ka hayeen gobolada Awdal/Selel ee Xisbiga WADDAN ayaa waxaa ka mid ahaa Gudoomiyaha garabyada Haweenka, Dhalinyarada, mas’uuliyiinta heer gobol iyo heer degmo kuwaas oo is casilaadooda ku sababeeyay cadaaladaradii ka dhacday shirkii Golaha dhexe Ee Hotel Ambasador ka dhacay bishii hore waxa ayna sheegeen in agabi ahaan ka huleeleen xisbigaas taageerayaashoodana u sheegay inay gadaal ka soo sheegi doonan halka ay salka dhigi doonaan marka ay wada tashi iyo talo dib iskugu noqdaan.

XUBNO ISKA CASLAY XISBIGA WADANI BORAMA

 

 

COMMENTS
LINKS