|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Aqoonyahanka Gobolka Gabiley Oo Taageeray Mooshinka Golaha Wakiilada Ee Ansixinta Gobolnimada Gabiley Iyo Fariinta Ay Udireen Xisbiga Kulmiye.
November 22, 2016 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Qaarkamida Aqoonyahan Gobolka Gabiley Ayaa Taageero Balaadhan u diray xildhibaanada golaha wakiilada ee hormuudka ka ahaa in golaha wakiilada la horkeeno mooshinka ansixinta gobolada cusub kaasi oo xukuumada madaxwayne siilaanyo lagaga dalbanayo in ay soo gudbiso xeerka kala xadaynta goboladii daahir riyaale magacaabay. Sidoo kale aqoonyahankani waxay hambalyo udireen suldaanka guud ee beelaha sacad muuse Suldaan Mawliid Cali Ibraahim (Sabayse) oo isagu taageero umuujiyay sidii loo ansixin lahaa gobolnimada gabiley , Related posts:“Dagaalkii SNM Ee Aanu Ku Jirnay, Salaan Kor loo Korayo Ayuu Ahaa, Ninka Ugu Geesisanbaana, Halka Ug... Masuuliyiin Katirsan Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Gabiley Ayna Noqon Doonin Goob U Xidhan Xisbiga K... DAAWO ; Xildhibaan Dhakool Oo ka Hadlay Shaqaaqadii Deegaanka Kalabaydh Ee Gobolka Sool Eedo Culusna... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|