|
|||||
WAJAALE NEWS
Cige Iyo Caraale: Heerin Xamar Tagay Talo Ha Waydiin/ Kick Out Turkish From Somaliland/ Abaaraha.
November 17, 2016 - Written by Wariye:Cige: Caraalow ma maqalaysay kuwii heerinka ku tagay ismaamulka Somalia waxay ku hadlaayeen Caraale:yidhi Hadraawi markuu xaaladan oo kale ka gabyaaye Cige : Qabyo waa halkeedii Neue”, Helvetica, Arial, “Lucida Grande”, sans-serif;”> Weligay cad quudheed Caraale:Akhas,waxay ahayd in ay ku adkaystaan hadalkoodi hore. Cige: Dee cidbaa u joojin wayday,markii horena may aheen qaar mabda leh. Caraale: Garaadkooda waxaa inagaga filan markay qaarkood Jabuuti ka soo qaateen Cige: Maalintaa Cabdiraxmaan tuur (AHN) waa la ogaa mawqifka uu iska taagay abtirsiinta Caraale:Waxaan kaga ciil la’ahay waa walle iyo bile , kol haday caado qatayaasha cadka quudheed qaatay Cige: waxaynu ogayn wadankii Jamhuuriyada Somaliyed ka koobnaa Darood,Isaaq, Hawiye Caraale; waa ta keentay in Dir kii runta ahaa ee Somalia degenaa iyo Isaaqi Somaliland labadaba Cige: shirqoolkaa aargoosiga ahaa waa ta keentay in 4.5 ka Somalibiisku samaystay ay ka siiyaan Caraale: Qaybtu waxay ahayd 3.5+1( Isaaq)+1( Real Dir)= 5.5 ama 6 Cige: caraalow waa tii baarlamanka waxa loogu yeedho la badiye, beelaha kale qaarkood waa loo Caraale: Waar dadka meesha jooga qaarkood waxay u haystaan in aad leegtahay jilib ka mid ah beelaha . Caraale: cadaalada niminkaa waxaa kaaga filan berigii1961 kii aftida loo qaadaye distoorkii Somalia Cige: Waar heedhe shacabkii Somalia ( Ex South Somali Republic) waxay ka codeeyeen labada tuulo Caraale: oo waxaad leedahay magaalooyinkii waaweyna lagama codayn. Cige ; Hadaa maxaad ku micnaynaysaa in AdenYabaal Xamar ka dad badato. Caraale: waar kuwa iiga daayo maxaad kale ee aad haysa manta. Cige: Waxaan kuu haya Turkigii oo mar kale cadaystay ujeedada uu ka leeyahay wadahadalada Somaliland Caraale: Kow. Cige: wuxuu ku leeyahay ujeedada aan wada hadalada somaliland iyo Somalia ka leenahay waa in labada Caraale: Oo lamabuu gaban ba Cige: Xagee waxaabuu isu haystaa in uu inoo taliyo. Caraale : Maxaa xal ah. Cige: xal aniga gacantayda Kuma jiro ee xukuumada ayuu ku Jira, xukuumadiina alaabadii ku haboonayd Cige: horta marka hore wakiilka halkan u fadhiya Turkiga 24 sacaadood Ayaan u qaban lahaa in uu kaga Caraale: Waa kugu raacsanahay, wakiilka halka turkiga u fadhiya shaqadiisu waa basaasnimo iyo inuu Cige: waa runta. markaa Kulmiye iyo Xukuumadiisa ayaan ka war sugaynaa hadii kale…. Caraale: Hadii kale maxay ? Cige: Hadii kale Kulmiye wuxuu waayi doonaa codka markay doorasho timaado Caraale: Hadii xuukumadu arinkaa wax ka qabato iyo hadii kalaba tirade taageerayaashiisa waxba Caraale: Dee waa xabaal iyo ninkeedii lo kala tag. Cige maxaad oga jeeda? Caraale: berigii dhawayd ee abaartu heshay galbeedka xoghayaha Guud ee UN tu wuxuu yimid meel Cige: Hadii halkaa lagu sheegi lahaa nin keliya oo argagixiso ah ciidamada beesha caalamka oo dhan Caraale: Markaa xaalada bani aadannimo waa afka baarkiisa sidaa darted shacabku ha isku tashado Maxamad Cali Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|