|
|||||
WAJAALE NEWS
Weerar Ka Dhacay Kabul Oo Ay Dad Badan Ku Dhinteen.
October 12, 2016 - Written by Wariye:
Goobtaasi lagu cibadeeysto ayaa ahayd meel dadku ay iskugu yimaadaan si ay u xusaan Cashuura oo ah maalin aad qaali ugu ah taarikhda Shiicada, iyo islaamkaba. Goobjoogayaal ayaa sheegaya in qaraxa ka hor uu nin rasaas furay. Qaar ka mid ah ururrada Sunniyiinta sida Taliban ayaa aaminsan in Shiicada ay yihiin kuwo baadiyoobay, ayna tahay in la bartilmaameedsado goobaha ay iskugu yimadaan iyo masjidyadooda. Sources:BBC. Hargeisa Office Related posts:Madax-dhaqameed Nabadaynta Laascanood Uga Soo Kicitimay Muqdisho Oo Lagu Soo Dhaweeyay Garoowe, DAAWO; Madaxwayne Muuse Biixi Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediyay Bulshada Reer Oodwayne... Ergadii Dhex Dhexaadinta Khilaafka Xisbiyada Mucaaridka Iyo Xukuumada Oo Aan Wali La Kulmin Madaxway... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|