|
|||||
WAJAALE NEWS
Waxay Yidhaahdeen “Qaad”Alaylehe Waa Dad Qaad!!Qalinkii .Aamina AW Jaamac
October 3, 2016 - Written by Editor:Dhibaatada Qaadku ku haynjiray Soomalida Uk khaasatan Waalidinta Cunta oo aad looga raystay. Wuxu ku hayay Dhaqaale burbur wuxu kuhayay Qoysburbur wuxu ku hayay Maskax Burbur Waalida oo badata iyo in Caruurtu ugacan galaan Gaalada. Reerka Abuhu cunaa waxa uu ku jiray qaylo iyo kala dhaqaaq kadib Caruurtu Hooyaday ku hadhi jireen iyaduun ba la balan bali jirtay. Reerka Hooyadu Cuntaana markay Habeen odhan ku soo jeedo waxa dhacaysay in ay iyado sidii usoo jeda ay Caruurta Schoolka ku soo tuurto kadibna ay Seexato, markay gaadho waqtigii Schoolkana lala soo hadlo Caruurti oo lagaga rawaxay marka dhawr jeer loo digana sidaaba lagaga qaado. Maantana waxad arkaysaa Qoysaskii oo isbadal wanaagsani ku dhacay inkastow wali qaar Garaabo Ridqan sii bidhan hadana aadba looga raystay. Malaha hadii waddankeena laga joojinlaha Dadkeenu wayka raysan lahaayeen oo Nolosha dhismilahayd wax soo saarkana way baran lahaayee. QALINKII Aamina Aw Jaamac COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|