|
|||||
WAJAALE NEWS
Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Oo ka Xumaadey Wareysi Uu Laanta Af soomaaliga Ee BBCda Siiyay Murashaxa Kulmiye Muuse Biixi.
October 16, 2016 - Written by Editor:London(W.N)–Guud ahaanba Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ayaa aad uga gaws qabsadey hadalo jaban oo Murashaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ka sheegay Idaacada Laanta Afsoomaaliga ee BBCda hadalkaas oo uu damacsanaa in uu ku duro Ragii Garabka Isbaheysiga Xisbiga Kulmiye ee ku biirey Xisbiga Wadani.
Related posts:Daawo:Sheekhii Adeegyada Dabiibka ah Ka Waday Hargaysa Sheekh Cabdul Xaq Oo Xarun Wayn Ka Furtay Mag... Guddoomiyaha Guurtida Somaliland oo Sheegay In Madaxweyne Muuse Biixi Afka Dhowrayo In Uu Cadeeyo In... Gudida Turxaan Bixinta Ee xusbiga Kulmiye oo Soo Afjaray Khilaafkii Kulmiye Iyo Go,aamo Ay Soo Saar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|