Markabkii Dib Loo Helay 90 Sano Ka Bacdi markii Bermuuda Liqday (Xogta Dahsoon) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Markabkii Dib Loo Helay 90 Sano Ka Bacdi markii Bermuuda Liqday (Xogta Dahsoon)
October 13, 2016 - Written by Editor:

Qisooyinka dhanka socdaalada ee maraakiibta iyo diyaaraduhu waxay xambaarsan yihiin ahmiyad balaadhan taasina waa sababta aynu barnaamijkeenan ugu soo bandhigayno xogta ku saabsan markabkii soo baxay ee dib loo helay ka dib markii uu maqnaa muddo hal qarni ku dhow.

https://youtu.be/7bFa-RIhJ_w

COMMENTS
LINKS