|
|||||
WAJAALE NEWS
Hiigsigii Siilaanyo, Hagardaamadii Muuse , Halgankii Xirsi Iyo Hogaanka Cusub.
October 12, 2016 - Written by Wariye:Waxay ahayd 26 JUNE 2010kii markii doorashada madaxtinimada somaliland uu ku guulaystay ruugcadaagii halganka Waxan salaamayaa saxaafada Somaliland iyo akhristayaasheeda. Manta waxan qalinka u qaatay qormooyin taxane ah, oo aan kaga hadli doono, font-size: 13px;”> 4) Hirdankii Qarsoonaa ee Madaxtooyada mudada ka socday ujeedadiisa iyo halkuu ku danbeeyay. Hadaba: Waxay ahayd 26 JUNE 2010kii markii doorashada madaxtinimada somaliland uu ku guulaystay ruugcadaagii halganka iyo siyaasada Somaliland, Hogaamiyihii SNM Gudoomiyihii mucaaradka ahaa 8da sano Ahmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo). Madaxweynaha waxaa markiiba dawladiisii cusbayd soo food saaray cadaadis aad u badan oo ay hormuud ka yihiin Xisbigii madaxweynuhu ka soo baxay oo uu ugu horeeyo Muuse Biixi Abdi isagoo garabsanaya saxaafad u badan beeshiisa. iyago bilaabay dacaayado lidi ku ah dawlada oo ay ku diidan yihiin magacaabida cusub ee Chief of Cabinet ka. Waxaa kaloo buuqaas loo soo raaciyay dagaalo abaabulan oo laga bilaabay bariga iyo Galbeedka dalka. Dhaqaale la’aan ay ugu timi dawlada Siilaanyo xukunka, ciidamada oo mushahar la’aan ahaa mudo, deymo lagu lahaa awgeed waxaa madaxweynaha khasab ku noqotay inuu debco si aan dalku khalkhal u gelin. Wuxuu magacaabay wasiiro badan wuxuuna galay balanqaadyo beelaha ah wuxuu bedelay Chief of cabinet kii. isagoo ka dhigay wasiirka Madaxtooyada. Waxaana cadaatay mesha rasaastu kaga soo dhacayso madaxtooyada Lasoco qaybaha danbe. Jama Hiirad <hiirad@gmail.com COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|