Halkan Ka Daalaco Jadwalka Ciyaaraha Gobolada Somaliland Iyo Sida ay Isku Wajahayaan 8 da Kooxood ee Isku Soo Hadhay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Halkan Ka Daalaco Jadwalka Ciyaaraha Gobolada Somaliland Iyo Sida ay Isku Wajahayaan 8 da Kooxood ee Isku Soo Hadhay
October 27, 2016 - Written by Editor:

Hargeisa(wajaalenews) halkan ka akhriso jadwalka ciyaaraha gobolada jamhuuriyada Somaliland oo manta si rasmi ah uga furmay garoonka istaadiyamka ee magaalada Hargaysa,iyada oo manta ay is wajeheen labada kooxood ee Saaxil iyo gobolka xaysimo,guushuna sadex iyo eber ku raacday kooxda gobolka Saaxil

Jadwalka Sida ay iskugu dhaceen Kooxaha Goboladu

Group A                                        Group B

Xaysimo                                         Sool

Saaxil                                               Hawd

Awdal                                              Gabiley

Sanaag                                            Daad-Madheedh

Jadwal

 

jadwalka2

jadwalka3

 

COMMENTS
LINKS