|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha xisbiga kulmiye oo Masuuliyiin Cusub u Magacaabay Gobolka Maroodijeex iyo Magacyada Gudomiyaha & G, kuxigeenka
October 24, 2016 - Written by Editor:Ujeeddo: Magacaabista Guddoomiyaha iyo Guddoomiye-ku-xigeenka Gobolka Maroodi-jeex.
Kadib markii aan shirar iyo wadatashiyo ka yeeshay dhammaystirka Guddoomiyaha iyo Guddoomiye-ku-xigeenka Gobolka Maroodi-jeex. Kadib markii aan arkay muhiimadda xilalkan heer Gobol u leeyihiin habsami-u-socodka hawlaha xisbiga, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku Xigeenka xisbiga KULMIYE ee Gobolka Maroodi-jeex, laga bilaabo maanta oo bishu tahay October 24, 2016:
Fiiro-gaar ah: Dhammaan xilalka kale ee Gobolka Maroodi-jeex waxa ay ahaanayaan sidoodii.
ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi
Related posts:DAAWO ; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Madaxwaynaha Somaliland Iyo Arimo Xasaasiya... “Caarre Cidi May Durin Manay Danqaabine Kibir Iyo faaq Baa Ka Tuuray Meel Daran”. Siyaasi Cali Guray... Xirsi Miisaankiisa Shakhsiyeed Doorkiisa Ololaha Waddani iyo Jaraha Uu Wadada Ugu Sii Xaadhey Mustaq... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|