|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Norway Oo Dad Soomaali Ah Dib U Celisay.
October 5, 2016 - Written by Wariye:
Dadkaasi ayaa isugu jiray kuwo sharciyada loo diiday iyo kuwo degenaansho heystay laakiin lagu eedeeyay inay markii hore musuq maasuqeen sida ay ku heleen degenaanshaha. Dadka la celiyay waxaa ka mid ah Axmed Ashkir Cali oo dhawaan lagu celiyay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Axmed ayaa sheegay in dad ka shaqeeya garoonka Muqdisho ay xiriir la leeyihiin dowladda Norway kalana shaqeeyaan dadka dalka lagu soo celinayo. Wajaalenews.net Related posts:Madaxweynaha Somaliland oo Ka Qeyb Galay Xaflada Qalin Jebinta Dufcadii 17aad Ee Jaamacada Hargeysa Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Fuliyay Olole Lagu Nadiiifinayo Xabaalaha Magaalada. Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland Oo Digniino Culus Soo Saaray, Shaaciyayna In Aanay Imt... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|