|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO, Muuqaalka Mas’uuliyiinta Ugu Sarreysa Xisbiga KULMIYE Oo Duray Shacabka ku Dhaqan Goballada Bariga Somaliland.
October 4, 2016 - Written by Editor:“Waxa Nagu Jira Baqo ah in Aanan Madaxnimo u Xulan Karayn Siyaasiyiin Ka Soo Jeeda Goballada Bariga Somaliland,”. Muuse Biixi Hargeysa(W,N):-Murashaxiinta madaxweynenimo ee Xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE iyo weli ba sida oo kale mas’uuliyiinta ugu sar-saraysa Xisbigaasi, ayaa aragtiyo togan ka qaba dadka iyo deegaanada bariga Somaliland, waxaana ay tilmaameen in dadka ku dhaqan deegaanada Bariga Somaliland ay yihiin dad aan mudneyd dawladnimo isla mar ahaantaana weli maraaya xilligii dhaca, boobka iyo is dilka ku waasi oo xattaa aan weli gaadhin heerkii laga soo xulan lahaa madax mas’uuliyiin ka noqota qarankan Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|