|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:-Musharaxa Doorashada Madaxtinimada Maraykanka ee Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa si diiran u soo dhaweeyay
October 29, 2016 - Written by Wariye:New Hampshire(WJN):- Musharaxa Doorashada Madaxtinimada Maraykanka ee Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa si diiran u soo dhaweeyay, hadal Jimcihii ka soo yeedhay Madaxa Laanta Danbi Baadhista Gudaha u qaabilsan Dalka Maraykanka Maraykanka FBI-du ku sheegay inay baadhis hor leh ka geli doonan Email-lo laga faafiyay Hillary Clinton. Donald Trump ayaa khudbadii taageerayaashiisa degaanka Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa talaabo geesinimo ah ku tilmaamay, warka Madaxa FBI-da Maraykanku ku sheegay inay dib u furi doonaan baadhitaanadii fariimaha sirta ah ee Email-lada.
Hargeisa Officce Wajaalenews.net Wariye:Abdiqadir Habane Related posts:Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay In La Xidhay Qoyska Wasiirkii H... Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo Ka Hadlay Xiligii Tafsiirka Quraanka Kariimka ah Laga Bilaabay Somalil... Qaramada Midoobay oo Wax Laga Weydiiyey Taageeradooda Abaaraha Daba Dheeraaday Ee ka Taagan Geyiga ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|