DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye Oo Qiray Dhaliilaha Mudo Xileedka Xukuumada Siilaanyo “Markii Kulmiye La Dooray Hadii la Qiyaaso Waxaa u Codeeyay laba Boqol iyo dhawr iyo lixdan kun Oo Qof Inta Shaqo Tagtayna Magaadho kun Qof” | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye Oo Qiray Dhaliilaha Mudo Xileedka Xukuumada Siilaanyo “Markii Kulmiye La Dooray Hadii la Qiyaaso Waxaa u Codeeyay laba Boqol iyo dhawr iyo lixdan kun Oo Qof Inta Shaqo Tagtayna Magaadho kun Qof”
October 6, 2016 - Written by Editor:

UK(Wajaalenews) Gudoomiyaha xisbiga kulmiye Muuse Biixi cabdi oo ka hadlay xaflad soo dhawaynaya oo loogu qabtay dalka ingiriiska gaar ahaan magaalada Brigham ayaa wuxuu halkaa ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa

sidoo kale gudoomiyaha xisbiga kulmiye ayaa qiray in mudo xileedkii xukuumada siilaanyo iyo xisbigeeda la doortay aanay waxba u qaban dadkii u codeeyay xiligana ay doonayaan in mar labaad ladoorto xisbigooda. wuxuna yidhi; “Waxaa la doonayaa oo ay  dadku iswaydiinayaa shanta sano ee soo socda doorashada kulmiyow dadka in badan ayaa yidhaa tii hore  ayaanu kusiinee Maxaad soo wadaan waayo markii dawlada la dooray inta shaqo Tagtay hadii la qiyaaso  waxaa u codeeyay  laba boqol iyo dhawr iyo lixdan kun oo Qof    inta shaqo Tagtayna Magaadho kun qof” . Muj muuse Biixi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA;

 

 

COMMENTS
LINKS