|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadley Kala Qaadista Labada Doorasho Iyo Dhawaqa Ka Soo Yeedhaya Beesha Calamka + Muuqaal.
September 19, 2016 - Written by Editor:Hargeisa(WN):-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka hadley kala qaadista labada doorasho ee wakiilada iyo madaxtooyada ee madaxweyne Siilanyo ku sameeyey .
“Maanta ima hor joogto kala qaadista doorashadu lakiin marka ay i hor timaado ayaan ka talin doona , wakhti ha iska lumin go,aankeedu waa ii hor imaan doona waanan ka talin doona markaas ” ayuu yidhi . Sidoo kae gudoomiyaha ayaa waxaa uu ka hadley dhawaqa ka soo yeedhaya beesha caalamka ee ku saabsan in aan la kala qaadin labada doorasho ” Waar aniga caalamka afka ha ii galinin , Somaliland baa lana yidhaahdaa , Somaliland na dan bey leedahay danteedana iyada ayaa og ” ayuu yidhi gudoomiye Saleeban Maxamuud Aadan Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Related posts:DAAWO; Safiirka Holland U Fadhiya Kenya Oo Hargeysa Soo Gaadhay Iyo Wasiirka Dib Udajinta Oo ka Warb... “Imika Waxaynu Ka Dhamaan Laanahay Hebel Waa La Xidhay Iyo Hebel Waa La Soo Daayey, Sharciyad Iyo Ca... Daawo:Waraysi Murugo Xambaarsan Oo Lala Yeeshay Mid Ka Mid ah Eheladii Lagu Laayay Deegaanka Jaamac ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|