Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka jawaabey hadlo ka soo yeedhay madaxweynaha Somaliya oo ku saabsanaa wareejinta dekada Berbera
|
|||||
WAJAALE NEWS
Faysal Cali Waraabe Oo Ka Jawaabey Hadlo Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Somaliya + Muuqaal.
September 22, 2016 - Written by Editor:Hargeisa(WN):-Faysal Cali Waraabe Oo Ka Jawaabey Hadlo Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Somaliya + Muuqaal. Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka jawaabey hadlo ka soo yeedhay madaxweynaha Somaliya oo ku saabsanaa wareejinta dekada Berbera
Muddane Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa sheegay in Xassan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Somaliya ay tiisii cusleysay isla markaana aanay habooneen in uu ka hadlo maalgalinta dekada iyo doorashooyinka Somaliland Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Related posts:Daawo:Urur Goboleedka IGAD Oo Xukuumada Somaliland Cadaadis Ku Saaray In Ciidanka Qaranku Aanay Dhaa... Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Dil ka Dhacay Deegaanka Ceel ... DAAWO; Gaafane Fuel Station Iyo Doorka ay ka Qaadato Horumarka Dalka iyo Dayactirka Jidka Isku Xi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|