|
|||||
WAJAALE NEWS
Dacwadii Xisbiga UCID Oo Ka Bilaabantay Maxkamada Sare Somaliland Iyo Dhinacyada Ka Soo Xaadiray.
September 18, 2016 - Written by Editor:HARGAYSA(W.,N) Dacwadii u dhaxaysay Garabyada Xisbiga UCID ayaa saaka ka bilaabantay Maxkamada Sare ee Dastuuriga ah. Murashaxa Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa kala hoggaaminayay dhinacyada dacwadu u dhaxayso ee saaka ka soo qaadiray Maxkamada, iyadoo labada dhinacba ay wehelinayeen qareenadoodu. Guddoomiyaha Maxkamada Sare Aadan Xaji Cali ayaa guddoominaayay Maxkamada Saaka furantay, waxaana la filaaya inay isla Todobaadkan go’aan kama danbays ah ka soo saarto Muranka Xisbiga UCID. Related posts:Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Taiwan Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibedda Taiwan Iyo Ar... DAAWO;-Saldhig Cusub Oo Laga Dhagax Dhigay Magaalada Abaarso Iyo Murashax Cabdilaahi Gaaxnuug Oo Ugu... AKHRI;Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Ganacsiga Jsl Oo Soo Saaray Laba Qoraal Oo Is Burinaya Iyo Fadeex... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|