DAAWO: Xildhibaanada Wakiillada Iyo Guurtida Ee Gobolada Awdal Iyo Salel Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Go’aankii Xukuumadda Ee Diwaangalinta Lixda Goobood. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Xildhibaanada Wakiillada Iyo Guurtida Ee Gobolada Awdal Iyo Salel Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Go’aankii Xukuumadda Ee Diwaangalinta Lixda Goobood.
September 1, 2016 - Written by Editor:

BORAMA(Wajaalenews) -Xildhibaan  Gobolada Awdal iyo Salel kaga jira Golaha Wakiilada iyo guurtida Somaliland oo iskugu jira Mucaarad iyo Muxaafid ayaa ka soo horjeestay diwaangalinta xukuumadda Somaliland sheegtay inay ka bilaabayso.lixda goobood ee lagu muransan yahay.

https://youtu.be/ZpPj0q237v4

 

COMMENTS
LINKS