Hargeisa(WJN):- Sida Loogu Oogay Salaada Ciida Gobolka Gabiley iyo Masuuliyiin KAla Soo Qayb Galay Munaasibadaasi kumanaan ku oo dhaqan magaalada gabiley ayaa maanta u dareeray munaasibada ciida carafo awgeed.
Wajaalenews.net Hargeisa Ofiice Wariye:Abdiqadir Habane