|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Muj farxaan faacuul Oo Si Adag Uga Hadlay Lixda Goobood Ee Lagu Muransan Yahay In Diwaangalinta Laga Qabto, Sheegayna In Cawaaqib Xumada ka Dhalata Ay ka masuul Yihiin Xukuumada Siilaanyo Iyo Xisbiga kulmiye.
September 2, 2016 - Written by Editor:Donald Trump baa la xusuusiyaa Odayga Maraykanka baajkaa Waad ilowday Boosiishankiisii Ayaan Ku Gaynayaa Muuse Biixoow oo Waxaan leeyahay Bajkaa Waad Ilowday Magacaa Ayaan u Bixinaynaa.Muj Faacuul “Waxaaba Maqan oo Meeshiiba laga saaray oo ay ka saareen Raga maanta Hadlayaa Ee ah raga Taladani ay Gaarka u tahay oo uu kamid yahay Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye Ee shalay Gabiley ka hadlay Xuquuqdii Gobolka Gabiley uu fikir Ahaan kaga saaray Balse ay Qaanuun ahaana Sidii Lixdankii Ayay Ugu Qoran Tahay,oo ay Dastuurka Ugu Jirto” MUJ FARXAAN FAACUUL. Hargaysa(Wajaalenews) Muj farxaan faacuul oo kamida ahaa Saraakiishii Sare sare Ee Ururkii SNM isla markaana Kamid ahaa Aas Aasayaashii Guutadii 99 ee xeebaha ka dagaalantay Xiligii Dalka somaliland laga xoraynayay Taliskii Macangaga ahaa ee Siyaad Bare Muj farxaan oo waraysi gaara oo uu siiyay shabakada wararka ee wajaalenews ayaa si adag uga hadlay lixda goobood ee lagu maransan yahay ee xeebta somaliland Iyo Arimo Kale oo xasaasiya kaasi oo dhamaan ay xiligan xukuumada Siilaanyo Iyo xisbigeedu ku baaqday Sidoo kale Muj farxaan faaquul ayaa nasiib daro ku tilmaamay in layska idhotiro xaalada rasmiga ah ee ka jirta waqooyiga somaliland iyo doorkii dhuleed ee gobolka gabiley ku leeyahay maamuli jirayna oo si badheedha uu u dafiray muuse biixi sheegayna in ay Hargaysa iyo Boorama uun xuduud dhuleed ka dhaxayso balse aanay gabiley wax doora ku lahayn. Dhanka kale muj farxaan faaquul ayaa murashaxa xisbiga kulmiye muuse biixi ku tilmaamay in uu lamid yahay murashaxa xisbiga Jamhuuriga ee dalka Maraykanka Donal Turm Loona baahan yahay in sidiisa loo xasuusiyo waxyaabaha uu ilaawo; DAAWO WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;
WAJAALENEWS DESK HARGAYSA OFFICE
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|