DAAWO ; Muj; Cabdiraxmaan Aw Cali faarax (Tolwaa) Oo ka Digay khatarta Ay Inagu Keeni Karto Doorashooyinku Xukuumada Siilaanyo Iyo Xisbigeedana Ugu Baaqay in Ay Masuuliyadu Iyaga Saaran Tahay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Muj; Cabdiraxmaan Aw Cali faarax (Tolwaa) Oo ka Digay khatarta Ay Inagu Keeni Karto Doorashooyinku Xukuumada Siilaanyo Iyo Xisbigeedana Ugu Baaqay in Ay Masuuliyadu Iyaga Saaran Tahay,
September 7, 2016 - Written by Editor:

Hargaysa(Wajaalenews) madaxwayne kuxigeenkii hore ee somaliland Muj Cabdiraxmaan aw Cali faarax Tolwaa ayaa markii u horaysay ka hadlay khatarta ay keeneen doorashooyinku iyo sida loogu baahan yahan in laga taxadiro

Sidoo kale Muj Cabdiraxmaan Tolwaa ayaa xukuumada siilaanyo iyo xisbigeeda usoo jeediyay in ay iyagu masuul kayihiin dalka xilkuna iyaga saaran yahay.

https://youtu.be/3HAQJbZrFNQ

COMMENTS
LINKS