DAAWO; Hogaanka ururka Qareenada Somaliland Ee Solla Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Sharciyada Gudi Ay Dhawaan Magacawday Dalada Sonsaf, faah faahinAa ka Bixiyay Cida Awooda U Leh Arimahaasi, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Hogaanka ururka Qareenada Somaliland Ee Solla Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Sharciyada Gudi Ay Dhawaan Magacawday Dalada Sonsaf, faah faahinAa ka Bixiyay Cida Awooda U Leh Arimahaasi,
September 21, 2016 - Written by Editor:

Hargysa(wajaalenews) hogaanka sare ee ururka qareenada somaliland ee magacooda loo soo gaabiyo solla ayaa markii ugu horaysay ka hadlay gudi ay dhawaan magacawday dalada ururada aan dawliga ahayn ee Sonsaf

Sidoo kale ururka qareenada somaliland ayaa lafu gur sharci ku sameeyay arinta gudiga loogu yeedhay xalinta khilaafaadka doorashooyinka inagaga imaada,

Iyagoo ka ururka Solla iyo ururada kale ee ay isku aragtida yihiin ka kawada tashan doonaan kasii mid ahaan shaha dalada sonsaf.

Gudoomiyaha ururka solla mudane Maxamed Maxamuud Xaashi Timo oo ugu horay shirkan jaraa,id ka hadlay ayaa ku faah faahiyay arimo dhawr

Waxa kale oo ay ka hadleen go,aankii madaxwayne siilaanyo ku kala qaaday labada doorasho iyo waxay sharci ahaan saamayn ku leeyanayso qaraarkii maxkamada sare ee mudaynt doorashada,

 

 

 

 

COMMENTS
LINKS