DAAWO; Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo ka Hadlay Halka Ay Marayso Dacwadii U Dhaxaysay Xisbigooda Sheegayna In Uu Murashaxnimada Uga Horeeyay Muuse Biixi Iyo Fariinta Uu u Diray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo ka Hadlay Halka Ay Marayso Dacwadii U Dhaxaysay Xisbigooda Sheegayna In Uu Murashaxnimada Uga Horeeyay Muuse Biixi Iyo Fariinta Uu u Diray
September 7, 2016 - Written by Editor:

“Faysal Cali Waraabe Waxa U Fiican Inuu Iskaga Biiro KULMIYE Oo Dhibta Ka Daayo Xisbiga UCID”. Murashax Jamaal Cali Xuseen

Musharraxa xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay dacwadii u dhaxaysay Faysal Cali Waraabe oo la sheegay in dhawaan la soo gabo gababayn doono, iyadoo ay mudaysay Maxkamada Sare, Jamaal Cali Xuseen oo arrintaas ka hadlaaya.

https://youtu.be/yWLMMUrDcGE

COMMENTS
LINKS