|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo ka Hadlay Halka Ay Marayso Dacwadii U Dhaxaysay Xisbigooda Sheegayna In Uu Murashaxnimada Uga Horeeyay Muuse Biixi Iyo Fariinta Uu u Diray
September 7, 2016 - Written by Editor:“Faysal Cali Waraabe Waxa U Fiican Inuu Iskaga Biiro KULMIYE Oo Dhibta Ka Daayo Xisbiga UCID”. Murashax Jamaal Cali XuseenMusharraxa xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay dacwadii u dhaxaysay Faysal Cali Waraabe oo la sheegay in dhawaan la soo gabo gababayn doono, iyadoo ay mudaysay Maxkamada Sare, Jamaal Cali Xuseen oo arrintaas ka hadlaaya. https://youtu.be/yWLMMUrDcGE Related posts:Shaqaalaha Dawlada Oo Looga Digay Ololaha Xisbiyada, Xili Ay Xisbi Xaakimka Siwayn Uga Dhex Muuqdaan... “Somaliland Maanta Waxa Madaxwayne Ka Ah Muuse Biixi, Waxana Ka Horeeyay Axmed Siilaanyo, SNM Ama Wa... “Sheekadan Dirku Wax Kale Maaha Ee Soomaali Oo Dhami Waxay Isku Haystaan Waa Saami-Qaybsi”Cali Guray... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|