DAAWO: 40 Sanadood Ayuu La Noolaa Waraabayaal (Xogta Dahsoon) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: 40 Sanadood Ayuu La Noolaa Waraabayaal (Xogta Dahsoon)
September 14, 2016 - Written by Editor:

Barnaamijkeenan xogta dahsoon waxaynu ku soo bandhigaynaa oday waayeel ah oo da’diisii sideetameeyo ku jira, kaasoo muddo afartan sano ah oo noloshiisa ka md ah la noolaa raxan waraabayaalah oo dugaaga ka mid ah.

https://youtu.be/ouyKVI9iUsY

COMMENTS
LINKS