|
|||||
WAJAALE NEWS
Barack Obama Oo La Kulmay Madaxwaynihii Sida Qaawan U Aflagaadeeyay.
September 8, 2016 - Written by Editor:HARGAYSA(W.N) -Madaxwaynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa kulan kooban la yeeshay dhigiisa dalka Philippine, Rodrigo Duterte. Shirkaas ayaa ka dhacay dalka Laos. Kulankan ayaa imanaya maalmo uun kaddib markii Duterte oo ah siyaasi ay afkaartiisu muran dhaliso uu Obama ku tilmaamay “wiil ay hooyadii jirkeeda ka ganacsato” Saraakiil hadlay ayaa sheegay in kulankaasi uu dhacay casho kahor intii uu socday shirka madaxda gobolkaasi ay ku yeesheen magaalada Vientiane ee caasimadda u ah dalka Laos. Madaxwayne Obama ayaa baajiyay kulan uu la yeelanlahaa Duterte aflagaadadaas kaddib. Laakiin intaas kaddib madaxwaynaha Philippine ayaa sheegay in uu ka shalaytooday aflagaadada uu gaystay. Related posts:“Qurba Joogta Gaar Ahaan Kuwa Intii Aynu Haynay Uun Ku Cel-Celiya, Rayiga Waxaa Ka Wanaagsan Hal Abu... Warbaahin Ka Socotay Dalka Taiwan Oo Booqasho Kusoo Maray Suuqyada Magaalada Hargaysa Iyo Waxyaabaha... Labada Aqal Baarlamaan Oo Hada Ansixiyay In Saldhig Militari Laga SIiyo Wadanka Emaratka Magaalada B... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|