|
|||||
WAJAALE NEWS
Tacsi ku Socota Qoyska Uu Ka baxay Marxuum Faarax Bashiir Kaahiye Oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
August 17, 2016 - Written by Editor:INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN Allah haw Naxariistee waxa maanta ku geeriyooday cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa Marxuuma Faarax Bashiir Kaahiye oo Kana mid ahaa dhaliyarada kubadda kolayga. Marxuum Faarax ayaa u geeriyooday xabbad madaxa kaga dhacday xalay isaga oo ku sugnaa magaalada Arabsiyo ee gobolka Gabiley.
Ma jiro war ka soo baxay ciidanka booliska oo faahfaahinaya dhacdadan. Masuuliyiinta iyo hawlwadeenada Shabakada Warar ee Wajaalenews waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan reer Bashiir Kaahiye Anagoo ka tacsiyadaynayna geeridii naxdinta lahayd ee kutimid Marxuum faarax Bashiir Kaahyiye oo maanta ku geeriyooday magaalada hargaysa Ilaahay dhamaanteen samir iyo iimaan haynaga siiyo marxuumkana janatul fardowsa ayay ilaahay u baryanaynaa Aamin Aamin
Related posts:DAAWO:Weedhihii Soo dhaweynta Muj Axmed Mire: Kelmadii Ibrahin Dhegaweyne,Baanistii Maxamed Kaahin,... Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeed Geerida Ku Timi 14-kii Qof... DAAWO; -Wasiir Cukuse Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal ka soo yeedhay Xuseen Axmed Caydiid, Muxuuse ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|