|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasiyiin Lagu Xidhay Dalka Tanzania.
August 30, 2016 - Written by Wariye:
Edward Lowassa oo doorashadii lasoo dhaafay si weyn ula tartamay madaxweynaha xilka haya John Magufuli, ayaa ka mid ahaa shanta siyaasi ee la xiray. Ilaa iyo hadda ma cadda sababta loo xiray siyaasiyiintaasi, balse xilliga la qabanayay ayaa waxa ay ka shirayeen dibedbaxyo ay dalka ka dhigi rabaan Khamiista soo socota. Dowladda Tanzania ayaa mamnuucday in dhammaan isu soo baxyada siyaasadeed ee dalkaasi. Wariye:Abdiqadir Habane COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|