|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI oo Hal USBUUC dib loo Dhigay. Iyo Sobobaha Keenay Xiligan
August 25, 2016 - Written by Editor:War-Saxaafadeed Iyada oo Guddiga Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI hore u iclaamiyey in shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI qabsoomayo 1-2 October, 2016.
Waxaa lagu war-gelinayaa dhammaan Laamaha dibedda, gobollada iyo degmooyinka dalka Jamhuuriyadda Somaliland iyo dhammaan xubnaha Golaha Ghexe ee Xisbiga WADDANI in arrimo farsamo awgeed dib loogu dhigay qabshada shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI 10-11, October 2016 ALLAA MAHAD LEH
Md. Maxamed Cabdillaahi Uurcade Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI
Related posts:DAAWO ; Sheekh Aadansiiro Oo khudbadii Salaada Jimacaha kaga Hadlay Dhowr Arimood Oo Muhiima "Nimco... “Waxaanu Leenahay Madaxwayne Wasiirkii Eedaynta Cirro, Waanu Kaa Haynaaye, Wasiirkii Daakhiligu Mee... “Reer Galbeedkii Waxay Waxbarashadii kaga Mash Quuleen Siyaasada Booramana…" Cabdiraxmaan Saylici. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|