Hambalyo Magacaabis Oo Ku Socota Gudoomiyaha Cusub Ee Haayada Shaqaalaha.W/Q Guled Cumar Xoog | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Magacaabis Oo Ku Socota Gudoomiyaha Cusub Ee Haayada Shaqaalaha.W/Q Guled Cumar Xoog
August 15, 2016 - Written by Editor:

Ugu horeyn waxan hambalyo iyo bogaadin hawada u marinayaa gudomiyaha cusub ee  hayada Shaqalaha Dawlada Somaliland  oo loo Magacaabay Sharmarke Axmed Muxumad .

Sharmaarke waa  xeeldheere mudo badan kasoo shaqaynayay  xarumaha kala duwan ee Dawladan gadhwadeenka ka yahay Mudane Axmed Maxamed Maxamuumd  ‘Silaanyo’  isagoo ahaa xoghayaha Guud ee Golaha Wasirada Somaliland .  wana shakhsi ku sifoobay hawlkarnimo kana soo bixi kara xilkan cusub ee loo magacaabay.

Mudane Madaxwayne waxaad ka dhabaysay balanqadkaagi ahaa horumarinta kobcinta iyo kor uqaadida dhalinyarta Somaliland   waxad balanqaday  in aad dhalinyar badan ka qaybgalin doonto mansabada kala duwan ee dawlada aad madaxwayanaha ka tay   madama aad haayadii guud ee shaqalaha dawlada u magacawday masuul dhalinyar ah  waad ku mahadsantay madaxwayne hirgalinta hiigsigaagi .

 

W/Q Guuleed Cumar xoog                

Hargeisa Somaliland

COMMENTS
LINKS