|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirul Dawlaha Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Lix Goobood Ee Uu Muranku ka Taagan Yahay in Ay Diwaangalintu ka Dhacdo Iyo fariinta Uu Udiray Cidkasta Oo Isku Dayda in ay ka Hortimaado.
August 27, 2016 - Written by Editor:Hargeysa(W,N)-Wasiiru dawlaha wasaaradda arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay lix goobood Ee uu muranku ka taagan yahay oo laga bilaabayo diiwaangalinta codbixiyayaasha oo ku yaala waqooyiga magaalada hargeysa,islamarkaana muran xoogani ka taagnaa mudooyinkii u danbeeyeyba. https://youtu.be/LnL6C0iuC_o Related posts:Madaxweyne Siilaanyo Oo Saaka Subaxdnimadii Hore Kormeer Kedis Ah Ku Tagay Qaar Ka Mid Ah Hay’adaha... Maayarka CabdishuKuur Cidin Oo Sheegay In Berberi Somaliland Ugu Laydhka Jaban Tahay, Xili Shacabka ... “SOMALILAND ANIGA WEY IGA WEYN-TAHAY, ADIGANA WEY KA WEYN-TAHAY : WASIIRKA CUSUB GASHAANDHIGA . COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|