DAAWO ; Wasiirka Warshadaha JSL Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa ka Jeediyay Munaasibad Lagu Qabtay Xarunta Agoomaha kuwait, Ee Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Wasiirka Warshadaha JSL Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa ka Jeediyay Munaasibad Lagu Qabtay Xarunta Agoomaha kuwait, Ee Magaalada Hargaysa.
August 18, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Wasiirka Wasaarada Warshadaha Somaliland Mudane Shucayb Maxamed Muuse Ayaa ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo lagu qabtay xarunta Agoomaha waxlagu baro Ee Kuwail taasi oo ay maaalgaliso dawlada Kuwait kuna taala bariga  magaalada hargaysa.

munaasibada kuwait 1

Xafladan oo ay kasoo qaybgaleen  masuuliyiin sare sare oo katirsan xukuumada somaliland hormuud ay ka ahayd marwada madaxwaynaha Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde kana mid ahaayeen wasiirka cusub ee wasaarada duulista iyo hawada, wasiirka diinta iyo awqaafta, wasiirul dawlaha wasaarada waxbarashada, iyo wasiirkuxigeenka wasaarada ciyaraada.

munaasibada kuwait 2

Wasiirka Wasaarada Warshadaha oo kamid ahaa masuuliyiintii goobtaasi ka hadashay ayaa madasha ka jeediyay khubadan AFKA CARABIGA AH taasi oo soo jiidatay Maal qabeenada Caawiya Xaruntan oo u Dhashay Dalka ku Kuwait iyo Badi Shacabkii ku Sugnaa Xaflada

HALKAN KA DAAWO IYADOO DHAMAYSTIRAN,

 

COMMENTS
LINKS